Waxa aanu Qabano/Samayno
Hadia Medical Swiss waxay caawisa horumarinta iyo daryeelka caafimaadka hooyada iyo dhalaanka Somaliland oo dhan, wax ka qabasha ama joojinta Gudniinta fircawniga ah ee Hablaha,
Wax badan Ka ogow Mashaariicda aanu Samayno.
Wax Fiican ka ogow
Dadka Soomaaliyeed waxay degaan Wadamada, Somaliland, Somalila, Djibouti sidoo kale,Ogaden oo Ethiopia ah iyo Waqooyi Bari Kenya.
Qaadhaan Bixin
Fadlan Qaadhaanka bixi ,Na caawi anaga si aanu u Horumarino Caafimaadka iyo Xanaanada Dhabta ah ee Dumarka iyo Caruurta Somaliland
Warbixin dheeriya oo ku saabsan Qaadhaan bixinta.