Cusbitaalka Jaamacadda Basel waa Cusbitaal Jaamacadeed oo xoogga saaraya iskaashiga horumarinta Afrika wuxuuna leeyahay waayo-aragnimo sannado badan oo ku saabsan qaarada africa. Waxay tusaale ahaan jaamacada Basel ka shaqeynasaa muddo tobanaan sano ah Ifakara iyo Tabora oo ku taal Tansaaniya iyo sidoo kale Kashikishi oo ka tirsan Zambia. Dhawaana cusbitaalku jaamacada Basel wuxuu wada shaqeyn la bilaabay Isbitaalka Jaamacadda Edna Adan ee Hargeysa iyo Hadia Medical Swiss.
Cusbitaalka Jaamacadda Basel wuxuu taageeraa mashruucan iyagoo oo bixiya tababaro tayo leh si kor loogu qaado qaybaha caafimaadka ee Qaybaha ay khuseyso ee hooyada iyo dhallaanka gudaha Somaliland